1 option
Gunaanad (Ummulraac) / Cabdulqaadir Cabdulle Diini.
Van Pelt - Zilberman Family Center for Global Collections PJ2534.C3435 G86 2021
By Request
- Format:
- Book
- Author/Creator:
- Cabdulqaadir Cabdille Diini, supposed author.
- Language:
- Somali
- Subjects (All):
- Man-woman relationships--Somalia--Fiction.
- Man-woman relationships.
- Families--Somalia--Fiction.
- Families.
- Married people--Somalia--Fiction.
- Married people.
- Violence--Somalia--Fiction.
- Violence.
- Somalia.
- Genre:
- Fiction
- Historical fiction
- Novels
- War fiction
- Historical fiction.
- Novels.
- War fiction.
- Physical Description:
- vi, 251 pages ; 22 cm
- Edition:
- First edition.
- Place of Publication:
- Leicester, England : Diini Publications & Looh Press, 2021.
- Language Note:
- In Somali.
- Summary:
- "Sheekadani waxay akhristaha u soo gudbinaysaa dhacdo dhab ah. Samatar iyo Ilwaad waa lammaane is jecel oo waayuhu kala geeyey, halgan adagna u galay sidii ay maruun qoys u yagleeli lahaayeen. Colaad iyo dagaal aanay fileyn ayaa uga yimid, xidid iyo xigaalaba, kuwii ay tabantaabada iyo hiilka ka dhowrayeen. Geed dheer iyo mid gaabanba waxay u fuuleen sidii ay isu seejin lahaayeen. Waa qiso is rogrogeysa oo kacaa-kufeysa, hadbana dhan kaa soo galeysa, kuna laabkicinaysa. Waxay maraysaa heerar iyo marxalado kala duwan. Mar way ku hiyi kicinaysaa oo dareen ayey kugu abuuraysaa, marna waa kaa caraysiinaysaa oo dagaal ayey ku gelineysaa. Kol inay kaaga ilmaysiiso ayaa la arkaa, marna inay ku farxadgeliso. Mar waxay ku dhadhansiinaysaa macaan aad muudmuudsato, marna kharaar aad isla markiiba soo tufto. Waa dhacdo in wax lagu qaato mudan, dhinacyo bandanna taabaneysa. Waxay si gaar ah wax uga iftiimineysaa sidii ay bulshadeennu ula dhaqmi jirtey lammaane is jecel, gaar ahaan kuwii xaaladdooda dhaqaale iyo midda bulsho aaney isku midka ahayn ee ay kala duwaneyd. Sidii loo arki jirey wiil danyar ah oo hawaysta gabar reerkoodu ladan yahay." -- bakc cover
- ISBN:
- 9781912411306
- 191241130X
- OCLC:
- 1322994615
The Penn Libraries is committed to describing library materials using current, accurate, and responsible language. If you discover outdated or inaccurate language, please fill out this feedback form to report it and suggest alternative language.